Xabsigaygii: Xusuus Qorkii Baresare Yuusuf Xirsi Axmed

Author:   Yuusuf Xirsi Axmed
Publisher:   Looh Press Ltd
ISBN:  

9781912411412


Pages:   134
Publication Date:   11 August 2022
Format:   Paperback
Availability:   In Print   Availability explained
This item will be ordered in for you from one of our suppliers. Upon receipt, we will promptly dispatch it out to you. For in store availability, please contact us.

Our Price $33.64 Quantity:  
Add to Cart

Share |

Xabsigaygii: Xusuus Qorkii Baresare Yuusuf Xirsi Axmed


Add your own review!

Overview

"""Xabsigaygii"" waxaa loogu talo galay inuu fikrad ka bixiyo xabsigii ""ii hay"" ee qoraha buugga, oo socdey muddo labo sano ku dhow (22 bilood iyo 10 beri, laga bilaabo 19 May 1976kii ilaa 27 Maars 1978kii). ""ii hay"" wuxuu ahaa eraygii loo adeegsan jirey xarigga siyaasadeed oo aan qofka la xiray wax eed ah lagu soo oogi jirin, maxkamadna aan la soo hor taagi jirin, ee uun waxaa loogu talo galay inuu fikrad ka bixiyo xabsigii ""ii hay"" ee qoraha buugga, oo socdey muddo labo sano ku dhow (22 bilood iyo 10 beri, laga bilaabo 19 May 1976kii ilaa 27 Maars 1978kii). ""ii hay"" wuxuu ahaa eraygii loo adeegsan jirey xarigga siyaasadeed oo aan qofka la xiray wax eed ah lagu soo oogi jirin, maxkamadna aan la soo hor taagi jirin, ee uun inta' xabsiga la dhigo loo deyn jirey hadba muddadii lays yiraahdo qofkaas edbin waa ugu filan tahay. Sababta aan qofka noocaas ah eedayn danbi loogu soo jeedin jirin, maxkamadna loo hor keeni jirini waxay ahayd inaan wax eed ah oo cad lagu haynnin ee arrintu ahayd iga qari oo keli ah. Qoraalkaan loolama jeedo in fikrad buuxda looga dhiibto nidaamkii siyaasadeed ee waqtigii dhacdaalahaani dhacayeen dalka ka jirey. Taasi waxay u baahnaan lahayd qoraal intaan ka baaxad weyn, waqti intaan ka dheer iyo xog ogaalnimo inta aan hayo ka badan. Hase ahaatee, ma reebbanaan doonto inaan wax uunaaya ka iraahdo - halka iyo halkooba- nidaamkaas isaga ahaa. Maadaama waqtigii ay arrimaha aan halkaan kaga hadli doonaa ila soo gudboonaadeen ay ka soo wareegtey muddo gaaraysa 22 sano, waxaan shaki ku jirin inaan illoobey magacyo, meelo iyo dhacadaalo la xiriira arrintaan. Sidaas awgeed waxaan cudadaar faxan weydiisanayaa qof kasta oo ka hela qoraalkaan waxyaalo aan heerkii sugnaanta ee la rabey oofsannin. Way ila habboonaan lahayd haddii raggii aan xabsiga wada galnay qaarkood uu dhammays tiro wixii aan ka tegey, wixii aan qaldayna uu saxo."" Sidoo kale buuggan waxaa la socda qoraal uu qoray Baresare Yuusuf Xirsi Axmed oo kala ah: HALGANKII GOBANNIMADOONKA EE GOBOLADA KOONFUREED: Waa qoraal uu ku soo koobaya taariikhdii gobonnimadoonka Soomaaliya iyo dadkii u halgamay. SHEEKOOYIN SOOMAALIYEED: Waa sheekoooyin caan ah oo uu soo koobayo si ka duwan qaababka sheekooyinka soomaaliyeed loo isticmaalo. PROFESSOR YUUSUF XIRSI AXMED waa qoraa ka mid ahaan jirey xubnaha Guddigii Afsoomaaliga iyo Akademiyadii Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta intii u dhexaysey 1972-1991. Wuxuu ku dhintay London, 2006 laguna aasay Gaalkacyo, Soomaaliya. Wuxuu ka tagey shan caruur ah iyo xaas."

Full Product Details

Author:   Yuusuf Xirsi Axmed
Publisher:   Looh Press Ltd
Imprint:   Looh Press Ltd
Dimensions:   Width: 14.00cm , Height: 0.90cm , Length: 21.60cm
Weight:   0.150kg
ISBN:  

9781912411412


ISBN 10:   1912411415
Pages:   134
Publication Date:   11 August 2022
Audience:   General/trade ,  General
Format:   Paperback
Publisher's Status:   Active
Availability:   In Print   Availability explained
This item will be ordered in for you from one of our suppliers. Upon receipt, we will promptly dispatch it out to you. For in store availability, please contact us.
Language:   Somali

Table of Contents

Reviews

Author Information

Tab Content 6

Author Website:  

Customer Reviews

Recent Reviews

No review item found!

Add your own review!

Countries Available

All regions
Latest Reading Guide

Aorrng

Shopping Cart
Your cart is empty
Shopping cart
Mailing List