Taariikhda Farsoomaalida (1880-1972): Min Far Carabi ilaa Far Laatiin

Author:   Sayid-Axmed Dhegey
Publisher:   Somabooks Publishing
ISBN:  

9789198969948


Pages:   254
Publication Date:   01 January 2026
Format:   Paperback
Availability:   Available To Order   Availability explained
We have confirmation that this item is in stock with the supplier. It will be ordered in for you and dispatched immediately.

Our Price $66.00 Quantity:  
Add to Cart

Share |

Taariikhda Farsoomaalida (1880-1972): Min Far Carabi ilaa Far Laatiin


Overview

Muddo ku siman 100 sannadood, ayaa Afsoomaaliga kolba hab loo qorayey. Hababkaas oo ka koobnaa xuruufta carabida, laatiin iyo kuwo Soomaalidu hindistay. Hasayeeshee, waxa xilli fog soo bilaabmay adeegsiga xarfaha carabida oo la kowsaday xilligii diinta Islaamku dhulka Soomaalida soo gaadhay. Isticmaalka xuruufta carabida oo Afsoomaaliga lagu qoro, . waxa la adeegsanayey ilaa qamigii labaatanaad. Fartaas oo beryihii danbe loo yaqaannay Farwadaad. Wakhti dheer waxay dadka Soomaaliyeed ka soo horjeedeen in xarfaha laatiinka Afsoomaaliga lagu qoro. Waxay aad u taageersanaayeen in xuruufta carabida loo adeegsan karo Afsoomaaliga qoraalkiisa. Laakiin, go'aankii 1972 ay gaadhay dawladdii xilligaa joogtay, waxa uu soo afjaray dooddii muddada dheer soo taagnayd. Waxaana la qaatay far laatiin. Hasa ahaatee, buuggani waxa uu ku saabsan yahay farihii kala duwanaa ee qoraallada galay laguna daabacay buugaag ama maqaallo ku soo baxay wargeysyo. Waxa uu buuggani wax ka tilmaamayaa fartii Sh. Cabdiraxmaan Qaaddi, Yuusuf Cismaan Keenaddiid, Sheekh Maxamed Cabdi Makaahiil, Sheekh Aweys iyo kaalintii dad badan oo ajaanib iyo Soomaaliba ahi ku lahaayeen qoraalladii farsoomaalida ee la daabacay.

Full Product Details

Author:   Sayid-Axmed Dhegey
Publisher:   Somabooks Publishing
Imprint:   Somabooks Publishing
Dimensions:   Width: 14.80cm , Height: 1.50cm , Length: 21.00cm
Weight:   0.308kg
ISBN:  

9789198969948


ISBN 10:   9198969943
Pages:   254
Publication Date:   01 January 2026
Audience:   General/trade ,  General
Format:   Paperback
Publisher's Status:   Active
Availability:   Available To Order   Availability explained
We have confirmation that this item is in stock with the supplier. It will be ordered in for you and dispatched immediately.
Language:   Somali

Table of Contents

Reviews

Author Information

Buuggan cinwaankiisu yahay Taariikhda Farsoomaalida 1880-1972; waxa qoray Sayid-Axmed Maxamed Yuusuf (Dhegey). Buugaagta kale ee uu Sayid-Axmed qoray waxa ka mid ah Socdaalkii Dheeraa 1988, Afgembigii Dhicisoobay ee Somaliland Scouts 1961, iyo Taariikh ku saabsan Guriga Dariiqada Sheekh (1850-2000) oo soo baxay 2024. Buugaagtaasi waxay ku qoran yihiin Afsoomaali. Hasayeeshee, waxa uu afka Iswidhiska ka soo haltebiyey oo uu u turjumay Afsoomaali dhawr buug oo ay ka mid yihiin Mucjisadii Footariga (2019) ""Den Magiska Kulan"" oo uu qoray Mats Wänblad iyo Yacnii (2025) ""Yani"" oo ay qortay Nora Kahlil.

Tab Content 6

Author Website:  

Countries Available

All regions
Latest Reading Guide

RGFEB26

 

Shopping Cart
Your cart is empty
Shopping cart
Mailing List