Diiwanka Maansooyinkii Abwaan Abshir Nuur Faarax ""Bacadle"" 1946-2010: Midna Haygu Xanaaqo, Midna Haygu Xushmeeyo

Author:   Dr Maxamed Xuseen Macallin
Publisher:   Looh Press Ltd.
Edition:   3rd ed.
ISBN:  

9788269348491


Pages:   338
Publication Date:   10 June 2025
Format:   Paperback
Availability:   Available To Order   Availability explained
We have confirmation that this item is in stock with the supplier. It will be ordered in for you and dispatched immediately.

Our Price $60.72 Quantity:  
Add to Cart

Share |

Diiwanka Maansooyinkii Abwaan Abshir Nuur Faarax ""Bacadle"" 1946-2010: Midna Haygu Xanaaqo, Midna Haygu Xushmeeyo


Add your own review!

Overview

KU SAABSAN BUUGGA: Buuggan waxaa lagu soo aruuriyey maansooyinkii Abwaan Abshir Nuur Faarax ""Bacadle"" kuwaas oo gaaraya 140 maanso oo isgu jira gabay, geeraar, salsal iyo shirib. Waxaa kale oo wehliya maansooyin kale oo ay tiriyeen abwaano kale oo ka fal celiyey qaar ka mid ah maansooyinka Abshir Bacadle. KU SAABSAN QORAAGA: DR. MAXAMED XUSEEN MACALLIN wuxuu ku dhashay Muqdisho 1964kii. Sidoo kale waa bare, iyo cilmibaare. Wuxuu ka qalan jabiyay Jaamacat Umm al-Quraa' ee Makka al-Mukarama, Taariikhda Islaamka sanadkii 1987-1991kii, isla jaamacaddaas sidoo kale master sanadkii 1992kii. PhD wuxuu ku sameeyay Jaamacada al-Niilayn ee Suudaan sanadkii 2001-2006kii. Wuxuu ka soo shaqeeyay Jaamacado badan. Sidoo kale qoraagu wuxuu ka mid yahay ururo aqooneed oo caalamka ku firirsan. Wuxuu horey u qoray dhowr buug oo ay ka mid yihiin kuwan: Taariikhda Culimada Soomaaliyeed (Looh Press, 2021); Haldoorada Afka iyo Dhaqanka Soomaalida ee Qurbaha: Ingiriiska iyo Waqooyiga-Yurub (Looh Press, 2023); Diiwaanka Maansooyinkii Abwaan Abshir Nuur Faarax ""Bacadle"" (Looh Press, 2025). Sidoo kale wuxuu Afcarabi ku qoray: al-Thaqaafat al-Carabiyyah war-Ruwwaaduhaa fiil-Soomaal (Looh Press, 2023); Mucjam al-Mu'allifiin al-Soomaaliyiin fiil-Carabiyyah (2016); Cibaaqarat al-Qarn al-Ifriiqii (Looh Press, 2025); al-Calaaqat bayn al-Qarn al-Ifriiqii wal Caalam al-Khaarijii (Looh Press, 2025) iwm. Dr Maxamed Xuseen Macallin hadda wuxuu deggen yahay waddanka Noorwaay, waana aabbe, xaas, caruur leh.

Full Product Details

Author:   Dr Maxamed Xuseen Macallin
Publisher:   Looh Press Ltd.
Imprint:   Looh Press Ltd.
Edition:   3rd ed.
Dimensions:   Width: 15.60cm , Height: 1.90cm , Length: 23.40cm
Weight:   0.472kg
ISBN:  

9788269348491


ISBN 10:   826934849
Pages:   338
Publication Date:   10 June 2025
Audience:   General/trade ,  General
Format:   Paperback
Publisher's Status:   Active
Availability:   Available To Order   Availability explained
We have confirmation that this item is in stock with the supplier. It will be ordered in for you and dispatched immediately.
Language:   Somali

Table of Contents

Reviews

❝Diiwaanka waxaa ku badan maansooyin aad u dhismo wanaagsan, oo mindhaa gabayaagu aad ugu dhalaaliyay dareenkiisa hal-abuurka leh....❞ - Shariif Saalax Maxamed Cali (1936 - 2014) ❝Abwaan Bacadle waa gabyaa Soomaali ah samaha iyo wanaagga jecel dhaqanxumada wax yaalaha dhul shisheeye nooga yimi neceb, waddani dalkiisa daacad u ah, diinta islaamka in lagu dhaqmaa jecel, labadaa arrimoodna u halgama, taasina waa dabeecad gaar ah oo bulshada soomaalidu meeley joog taba ku talaalan.❞ - Aw Jaamac Cumar Ciise (1932 - 2014) ❝ Waxaan soo joogay qoraha diiwaankan Maxamed Xuseen Macallin oo dadaal ba'an ugu jira baadidoonka suugaanta soomaalida taasoo ay ka dhalatay inuu ururiyo agab badan oo uu ka mid yahay diiwaanka Abshir Bacadle oo uu qoruhu u guntaday xilli ay dalkeena iyo dadkeenuba xaalad qalafsan ku sugan yihiin.❞ - Baresare Maxamed Cabdi Maxamed ""Gaandi"" (1949 - 2021)


Author Information

Tab Content 6

Author Website:  

Customer Reviews

Recent Reviews

No review item found!

Add your own review!

Countries Available

All regions
Latest Reading Guide

RGJUNE2025

 

Shopping Cart
Your cart is empty
Shopping cart
Mailing List