Aabbayaasheen Baa Na Baday

Author:   Cabdirisaaq Y Cismaan
Publisher:   Banaadir Books
ISBN:  

9798224151479


Pages:   204
Publication Date:   14 March 2024
Format:   Paperback
Availability:   In stock   Availability explained
We have confirmation that this item is in stock with the supplier. It will be ordered in for you and dispatched immediately.

Our Price $42.21 Quantity:  
Add to Cart

Share |

Aabbayaasheen Baa Na Baday


Add your own review!

Overview

Buuggu wuxuu ku saabsanyahay billawgii dagaalka sokeeye ee Soomaaliya. Sheekada buugga waxaa tebinaya Cali Faarax oo ah wiil reerkiisa la nool, gaar ahaan, aabihiis iyo laba xaas ee uu qabo. Cali hooyadiis oo garoob ah baa magaalada dhinac ka dagan, laakiin, in uu mar mar soo salaamo, ama lasoo seexdo mooyee, lama noola. Cali oo noloshiisa ay u ku ekayd iskuul aadis iyo banooni dheelid, buu dagaalku qarxayaa, deetana, aabihiis oo ka mid ahaa aas aasayaasha jabhaddii USC, dalkana ka baxay darteed, buu hal mar isku badalayaa aabihii reerka, oo eedooyinkii ay is necbaayeen noqonayaan saaxiibo nolosha iska fiirsada. Buuggu wuxuu ka sheekaynayaa hooggii iyo ba'ii Xamar ka dhacay 1991-dii oo ay ka mid ahayd dagaalladii, qaxii magaalada dhexdeeda, iyo safarradii cabsida iyo dhibaatada badnaa ee Xamar looga baxay.

Full Product Details

Author:   Cabdirisaaq Y Cismaan
Publisher:   Banaadir Books
Imprint:   Banaadir Books
Dimensions:   Width: 15.20cm , Height: 1.20cm , Length: 22.90cm
Weight:   0.304kg
ISBN:  

9798224151479


Pages:   204
Publication Date:   14 March 2024
Audience:   General/trade ,  General
Format:   Paperback
Publisher's Status:   Active
Availability:   In stock   Availability explained
We have confirmation that this item is in stock with the supplier. It will be ordered in for you and dispatched immediately.

Table of Contents

Reviews

Author Information

"Cabdirisaaq waa qoraa, saxafi, film-sameeye iyo bare muddo dheer dhigayey afka Ingiriiska. Buugtiisa waxaa ka mid ah ""English Grammar for Somalis"", 268 pp. Banaadir Books, 1995 ""In The Name Of Our Fathers"", 1996, ""Taariikh Soomaaliyeed"", 2000, ""Danish Grammar for Somalis"", 2002. Qoraagu wuxuu ku nool yahay dalka Denmark."

Tab Content 6

Author Website:  

Customer Reviews

Recent Reviews

No review item found!

Add your own review!

Countries Available

All regions
Latest Reading Guide

Aorrng

Shopping Cart
Your cart is empty
Shopping cart
Mailing List