Xeerka Soomaalida iyo Calmaaniyadda Maxaa u Dhexeeya?

Author:   Cabdulqaadir Cabdulle Diini
Publisher:   Diini Publications
ISBN:  

9780957318083


Pages:   178
Publication Date:   14 January 2024
Format:   Paperback
Availability:   In stock   Availability explained
We have confirmation that this item is in stock with the supplier. It will be ordered in for you and dispatched immediately.

Our Price $34.32 Quantity:  
Add to Cart

Share |

Xeerka Soomaalida iyo Calmaaniyadda Maxaa u Dhexeeya?


Add your own review!

Overview

Buuggan koobani wuxuu isku dayayaa inuu muuqaal guud ka bixiyo Xeer-soomaaliga iyo taariikhdiisa. Sidoo kale, inuu dulmar guud ku sameeyo mabda'a Calmaaniyadda, bulshadana loo soo bandhigo dhaqammada uu hoosta ku wato mabada'aasu. In la muujiyo waxa u dhexeeya Xeer-soomaaliga iyo Calmaaniyadda iyo sida Xeer-soomaaligu uu hoosaasin ugu noqday inay dhaqammo qalaad waddanka soo galaan. Dhanka kale, in wax laga tilmaamo sida xeerkeenna loo hagradey, loogana hormariyey mabda'ii Calmaaniyadda ee ay qaateen dawladihii waddanka soo maray. Ujeeddada uu buuggu ka duulayo waxaa lagu soo koobi karaa: In bulshada loo bidhaamiyo saldhigga Xeer-soomaaliga, taariikhdiisa iyo halka uu ka soo jeedo. In la tilmaamo sida uu Xeer Soomaaligu u fududeeyey inay bulshada soo dhexgalaan dhaqammo shisheeyo. In la muujiyo halka habacu ka yimid, iyo arrinta bulshada ku keentay inay xeer ku dhaqmaan iyagoo ah dad Muslim ah. Sida xeerku uu hadoodil ama gabbaad ugu noqday mabda'a Calmaaniyadda. In la caddeeyo in Xeer Soomaligu ka mudnaa, bulshadana uga fiicnaa mabda'ii Calmaaniyadda ee ay qaateen dawladihii waddanka soo maray. Sida xeerku u siiyo magan calmaaniyiin badan oo ummadda ku dhex nool, mabda'aasna faafiya. Sidoo kale, in la tilmaamo mabaadi' badan oo ku hoos qarsoon Calmaaniyadda, sida ilxaadka, iyo wixii la mid ah (iwm). In falanqeyn lagu sameeyo waxa u dhexeeya Xeerka Soomaalida iyo Calmaaniyadda.

Full Product Details

Author:   Cabdulqaadir Cabdulle Diini
Publisher:   Diini Publications
Imprint:   Diini Publications
Dimensions:   Width: 14.00cm , Height: 1.10cm , Length: 21.60cm
Weight:   0.191kg
ISBN:  

9780957318083


ISBN 10:   0957318081
Pages:   178
Publication Date:   14 January 2024
Audience:   General/trade ,  General
Format:   Paperback
Publisher's Status:   Active
Availability:   In stock   Availability explained
We have confirmation that this item is in stock with the supplier. It will be ordered in for you and dispatched immediately.

Table of Contents

Reviews

Author Information

Tab Content 6

Author Website:  

Customer Reviews

Recent Reviews

No review item found!

Add your own review!

Countries Available

All regions
Latest Reading Guide

lgn

al

Shopping Cart
Your cart is empty
Shopping cart
Mailing List