|
|
|||
|
||||
OverviewBuugga magaciisu waa Sooyaalka qoraalka Far Somaliga. Buuggaan wuxuu qeexayaa; Far Somaliga (Cismaaniya), sidee xuruuftu u dhisan tahay, tirada xuruufta iyo muuqaalka xuruugta. Waxaa si faahfaahsan uga boganaysaa oo aragti guud ka helaysaa far soomaaliga, dhawaaqa codka afka soomaaliga iyo fureyaasha. Waxaa halkaas ka marnayn tusaalooyin iyo badan oo muujinaya qoraalka far Soomaaliga iyo tusaalooyin ku saabsan Far Somali Latin Waxaa ka helaysaa taariikhday soo martay Fartaan iyo hawlihii lagu soo qabtay, taas dhanka kale aan ka helaysid halgankii gobannimadoonka iyo qayntay fartu ku lahayd. In ka mid ah qoraalada buuggaan waa warbixinno ay soo bandhigeen aqoon yahanno soomaali iyo shisheeyaba leh oo si xeel dheer uga warramaya nuxurka FAR SOMALI. In badan oo qoraaladaas ka mid ah waxaan ka xigtay Wargeyskii Horseed iyo Sahan ee soo bixi jirey 1957 The need for a dedicated writing system led to the creation of the Osmanya alphabet in 1920 -1922, developed by Osman Yusuf Kenadid, a Somali scholar and linguist. The Osmanya script was specifically designed to accommodate the phonetic features of the Somali language and gained widespread acceptance among the Somali intellectual community. Full Product DetailsAuthor: Yuusuf Nuur CosmannPublisher: Biddles Books Imprint: Biddles Books ISBN: 9781915787958ISBN 10: 1915787955 Pages: 286 Publication Date: 14 September 2023 Audience: General/trade , General Format: Paperback Publisher's Status: Active Availability: In stock We have confirmation that this item is in stock with the supplier. It will be ordered in for you and dispatched immediately. Table of ContentsReviewsAuthor InformationTab Content 6Author Website:Countries AvailableAll regions |