|
|
|||
|
||||
OverviewAF SOOMAALI / SOMALI DESCRIPTION: Ogaanshaha taariikhda iyo caqiidada shiicadu waxay noqdeen xilliyadan dambe lama huraan marka la eego aqoonta yar ee ay ummadda Muslimka ahi u leedahay, gaar ahaan bulshweynta Soomaaliyeed. Sidoo kale, faafitaanka xawliga ku socda ee caqiidada iyo siyaasadda Shiicada, kuwaasoo ku fidaya xoog iyo xeelba, ayna daadihinayaan dawlad, waa Iiraane, iyo shacabkeedii oo isku duuban, waxay u baahan yihiin baraarug iyo feejignaan ilaa heer ummadeed ah. Qormadan kooban waxay isku dayeysaa inay wax ka bidhaamiso jawaabaha weydiimahan soo socda: Waa maxay sooyaalka Shiicada? Maxay bulshada shiicada ahi rumeysan tahay? Waa sidee qaab-dhaqankooda siyaasadeed iyo midka diineed ee ay dadka Muslimiinta, Sunniga ah kula dhaqanto? Ma jirtaa wax xog ah oo la cuskan karo oo muujineysa jiritaankoodii Geeska Afrika iyo Soomaaliya? Cilmi-baaris la sameeyey, si jawaab loogu helo isweydiimahaa kor ku xusan, waxay soo bandhigeysaa taariikhda madow iyo caqiidada silloon ee kooxda shiicada. Sidoo kale, qorshaha dahsoon ee ay dawladda Shiicada ee Iiraan u degsatey sidii ay u shiiceyn laheyd bulshada Muslimiinta, Sunniga ah. Dhanka kalena, dibindaabyada sir iyo saaqba leh ee ay ka dhexwaddo Muslimiinta. Waxa kale oo ay qormadu wax ka tilmaameysaa sooyaalkii shiicada ee Geeska Afrika. ENGLISH DESCRIPTION: Knowledge on Shi'i Islam has become somewhat of a rarity or a speciality area for mainstream Muslims, and for Somalis it is even less. As such, with today's political and ideological spread of Shi'ism in the world and in Africa specifically, as spearheaded by Iran, it is utmost importance that some background knowledge should be available in the Somali language. This short work aims to answer some important questions such as; What is the historic relevance of Shi'ism? What is the creedal points of Shi'i Islam? How do they approach the Sunni Muslims, religiously and politically? Is there any data to support the influence of Shi'ism in East Africa, and specifically Somalia? This work is research based findings that tackle the above points and concisely reproduces the dark history that is Shi'ism. Also there is clear evidence of Iran's foreign policy that has an agenda to spread Shi'ism. This work also highlights some points of covert missions to undermine Sunni states in East Africa. Lastly the work will cover the historic experience of Shi'ism in East Africa. Full Product DetailsAuthor: Cabdulqaadir Cabdulle Diini , Mohammed Abdullah ArtanPublisher: Looh Press Imprint: Looh Press Dimensions: Width: 15.20cm , Height: 0.80cm , Length: 22.90cm Weight: 0.218kg ISBN: 9780993431319ISBN 10: 0993431313 Pages: 142 Publication Date: 04 March 2016 Audience: General/trade , General Format: Paperback Publisher's Status: Active Availability: In stock We have confirmation that this item is in stock with the supplier. It will be ordered in for you and dispatched immediately. Language: Somali Table of ContentsReviewsAuthor InformationKU SAABSAN QORAAGA / ABOUT THE AUTHOR: C/qaadir Cabdulle Diini waa qoraa deggen waddanka Ingiriiska, waana aabbe Toddobo carruur ah. Wuxuu horey u qorey dhowr buug oo ay ka mid yihiin: Ka Joogsada qof yiri Laa Ilaaha Illallaah, Tarankii Qurbaha Tagey iyo Hoggaanka iyo Haweenka. Hadda wuxuu ku hawllan yahay sidii uu u soo saari lahaa labo buug oo cusub oo mid ka mid ahi yahay sheeko ku saabsan qiso run ah oo dhacdey. Dhanka waxbarashadiisa, wuxuu Dugsiga Sare uga baxay magaalada Dhuusamareed sannadkii 1985. Intii uu joogey Ingiriiska wuxuu qaatey shahaadada Bachelor of Science (Bsc) Civil Engineering iyo sidoo kale Postgraduate Certificate (PGC) oo ah Islamic Banking and Finance. ABOUT THE AUTHOR: Abdulqadir Abdulle Diini lives in England, with his seven children. He is the author of several works such as; 'Ka Joogsada qof yiri Laa Ilaaha Illallaah (Safeguard yourselves from those that say Laa Illaaha Illallaah ), 'Tarankii Qurbaha Tagey' (The Diaspora Generation) and 'Hoggaanka iyo Haweenka' ('Female Leadership'). His fourth work is this title and is planning to finalise his first novel which is based on true story. His educational background is that he finalised higher education initially in Somalia and later on successfully received his Bachelor degree in Science (Bsc) Civil Engineering and Postgraduate Certificate (PGC) in Islamic Banking and Finance. Tab Content 6Author Website:Countries AvailableAll regions |