|
|
|||
|
||||
OverviewSoo-saaristii labaad ee buuggii Qaylodhaan Deegaan. Waxa uu qoraagu isku dayay inuu muujiyo quruxda iyo kala-duwanaata dabiicadda, muggeedda ay isku kaabi karto iskuna joogtayn karto, isla markaana noolaha kale kaabi karto, iyo weliba sidoo kale u-nuglaanshiiyaheeda dhibaatooyin aan hore loo arag baaxaddooda. Farriinta uu buuggani xambaarsan yahay waxa ay tahay dhawaaq u dhigan qaab qaylodhaaneed, dhinaca kalena damiirka dadka la xanshashaqaaya, rabana inuu ka saaro moogganaanta dhibaatada haysata deegaankeenna. Waxa aad ka dhex heli doontaa: 28 curis oo ku saabsan arrimaha deegaanka 18 qoraallo koobkooban oo u dhigan bikaacyo (reflections) 22 muuqaal In ka badan 300 oo magacyada dhirta carriga Soomaalida iyo magacyadoodii cilmiga ahaa 54 geed oo ka mid ah dhirta qadhaabka, magacyadooda cilmiga ah, iyo qaybtooda la cuno. Full Product DetailsAuthor: Axmed Ibraahin CawaalePublisher: Liibaan Publishers, Copenhagen, Denmark Imprint: Liibaan Publishers, Copenhagen, Denmark Dimensions: Width: 15.20cm , Height: 1.20cm , Length: 22.90cm Weight: 0.308kg ISBN: 9788799520862ISBN 10: 8799520869 Pages: 226 Publication Date: 06 February 2016 Audience: General/trade , General Format: Paperback Publisher's Status: Active Availability: In stock We have confirmation that this item is in stock with the supplier. It will be ordered in for you and dispatched immediately. Language: Somali Table of ContentsReviewsAuthor InformationAxmed Ibraahin Cawaale waa cilmi-baadhe, shaqaale samafal, iyo casharjeediye jaamacadeed, watana in ka badan labaatan gu' oo waayo'aragnimo ah. Waxa uu ku xeel dheeryahay arrimaha deegaanka iyo, sidoo kale, maamulka iyo maaraynta. Waxa uu wax ka qoray saansaanka deegaan ee carriga Soomaalida, sooyaalkii hore ee Soomaalida, iyo aqoonta hadhaadiga ah. Buugaagta kale ee uu lee yahay waa Environment in Crisis: Selected Essay on Somali Environment, Dirkii Sacmaallada, Sitaad, Maqaddinkii Xeebaha Berri-Soomaali: Taariikh-nololeedkii Xaaji Sharma'arke Cali Saalax. Tab Content 6Author Website:Countries AvailableAll regions |